mudane ka tirsan Baarlamaanka dowladda Soomaaliya oo lagu Magacaabo Maxamed Cali Diheeye lagu dhaawacay degmada xamar weyne gaar ahaan bacadlaha .
Xildhibaan Maxamed Cali Diheeye ayaa dhawaan loo dhaariyay Xubinimada Baarlamaanka Soomaaliya,waxaana Dhawaciisa loo qaaday Isbitaalada Muqdisho.
waxaana warbaahinta loo xaqiijiyey in labo ka mid ilaaladiisa ay dhinteen.
Magaalada muqdisho ayaa maalmahii la soo dhaafay waxaa ka dhacayay dilal qorshaysan.