War Cusub oo laga soo saaray dadka u xiran Falalka Kufsiga

Hay’adda la dagaallanka HIV/AIDS-ka  Puntland ee (PAC), ayaa ka dalbatay laamaha amniga iyo xeer-ilaalinta Puntland in Virus-ka HIV laga baaro, dhammaan dadka ku eedaysan arrimaha kufsiga ee ku xiran xabsiyada.