Waqtiga ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha Galmudug oo la shaaciyay

Guddiga Farsamada Maamul u dhisidda Galmudug ayaa soo saaray Jadwal cusub oo ku saabsan Doorashada Maamulka Galmudug.