Wakiillada Somaliland oo ansixiyay qaar ka mid ah Wasiirrada Muuse Biixi

Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa maanta oo Sabti ajh waxa ay ansixiyeen xubnaha Golaha Wasiirada Somaliland qaarkood oo la horgeeyay.

Kulan ka dhacay Xarunta Aqalka Wakiilada Somaliland ayeey Golaha cod gacan taag ah ugu codeeyeen Wasiirada Cusub ee dhawaan uu soo mnagacaabay Madaxweyne Muuse Biixi Axmed.

Wasiirada cusub ee Somaliland ee maanta la asnxiiyay ayaa la filayaa in dhawaan xafiisyada ay la wareegaan, kadibna ay bilaabaan shaqooyinkii loo igmaday.

61 Xildhibaan ayaa fadhiday kulanka maanta Wasiirrada cusub lagu siinayay codka,waxaana wasiirrada kalsoonida Golaha wakiillada helay kala yihiin.

Wasiirka Xanaannada Xoolaha

Wasiirka Caafimaadka

Wasiirka horumarinta Maaliyadda

Wasiirka Waxbrashada

Wasiirka Beeraha.

Wasiirka howlaha guud

Wasiirka arrimaha bulshada

Wasiirka Diinta

Wasiirka Biyaha

Wasiir ku xigeenka  Xannaanada xoolaha iyo kuwo kale.