Waxaa halkaan idinkugu soo gudbin doonnaa xidigaha ugu badan ee goolal dhaliyay xilixiyaareedka 2016 -2017 liiskaan waxaa ka soo muuqan donna xidigo can ah halka eey kuwo kalena eey ka Maqnaan doonnaan .
Hadaba aqrista waxaa muhiim ah in aad o gato in qiimeynta eey ku saleeysantahay sida eey horyaaladu ugala sareeyaan tusaale ahaan horyaalada spain England italia iyo germany 1kii goolba waa laba dhibic halka franc eey tahay 1kii goolba 1.5 dhibic
1.Oobamyanj | Borussia Dortmund.| 16 gool 32-dhibic
2.Lionel Messi | Barcelona | 15 gool 30-dhibic
3.Luis Suarez | Barcelona | 15 gool 30-dhibic
4.Diego Costa|Chealsea | 15 gool 30-dhibic
5.Mauro Icardi | Inter | 15 gool 30-dhibic
6.Alexis Sánchez | Arsenal | 15 gool 30-dhibic
7.aadnson Cavani | Paris St Germain | 20 gool 30-dhibic
8.Christian Jaytkir | Ronneborg | 14 gool 28-dhibic
- Robert Lewandowski | Bayern Munich | 14 gool 28-dhibic
- Andre Pelleta | Turin | 14 gool 28-dhibic
- Gonzalo Higuain | Juventus | 14 gool 28-dhibic
- Zlatan Ibrahimovic | Manchester United | 14 gool 28-dhibic
W/D:Saadaq Xasan Ibraahim


