Wa-rmurtiyeed: ” Garoonki diyaaradaha Beledweyne wuxuu noqday guri ijaar ah oo cid leedahay”

  1. Qabaa’il kasoo jeeda Horshabelle ayaa maanta shir ay ku yeesheen Muqdisho ku cambaareeyey Qabiilka Xawaadle oo ay sheegeen inuu Hiiraan isu gooni yeelay.