Wa-rmurtiyeed: ” Garoonki diyaaradaha Beledweyne wuxuu noqday guri ijaar ah oo cid leedahay” admin 3 years ago Qabaa’il kasoo jeeda Horshabelle ayaa maanta shir ay ku yeesheen Muqdisho ku cambaareeyey Qabiilka Xawaadle oo ay sheegeen inuu Hiiraan isu gooni yeelay.