Ururo Cambaareeyay tallaabo ay qaaday Soomaaliland

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, waxa uu si adag u canmaaraynayaa talaabadda Somaliland saaka ku xiray labada Telefishan ee kala ah Horyaal TV iyo Eryal, kuwaas oo ay ciidamadda Booliisku saaka la wareegeen Xarumahooda Hargeysa, kuna Amreen inaanay shaqayn karin.

Ururka SOLJA, waxa uu talaabadan u arkaa mid sharci darro ah oo ay xukuumadda Somaliland ugu talogashay si sharciga baalmarsan inay albaabada ugu laabto hay’addo warbaahineed iyo suxufiyiinta ka hawl gashaba.

Awood ku muquuninta iyo gacan ku qaadashada awoodaha Garsoorka ee ay xukuumadda Somaliland ku fulinayso Warbaahinta iyo muwaadiniinta kale waa kuwo mugdi galinaya nidaamka Dimuquraadiyadeed iyo xorriyatul qawl ee Dastuurka Somaliland damaanad qaaday ayaa lagu yiri War-saxaafadeed kasoo baxay Ururka SOLJA.

Ururka SOLJA , waxa uu u arkaa talaabooyinkan soo noq noqonaya ee sharci darrada ah kuwo ka hor imanaya balanqaadkii iyo Codkii ay xukuumadda talada haysaa ku fadhido ee ahaa sharcigaa saraynaya, iyadoo taas bedelkeeda u isticmaalaysa sharci jabin.

Ururka SOLJA, marar badan buu xukuumadda kala taliyey inay nidaamka sharciga ah u marto cabasho kasta oo ay warbaahinta ka qabto, hase yeeshee waxay u muuqataa inay ka door bidayso inay dariiq qaldan mar walba u marto, iyadoo sumcad xumo usoo jiida qaranka.

Talaabadan ay xukuumadda Somaliland ku xiray labada Telefishan waxay noqonaysaa tii sadexaad ee ay muddada ay xilka hayso ku xirto hay’ad warbaahineed, iyadoo noqonaysa dhacdadii 20 aad ee sanadkan gudihiisa ay ku beegsato wariyayaal isla markaana ku xirto hay’addo warbaahineed ayaa sidoo kale lagu yiri Warka SOLJA.

Uruka SOLJA, waxa uu aad uga walaacsan yahay qorshaha ay ka damacsan tahay xukuumadda talada haysaa warbaahinta, iyadoon marnaba xil iska saarin waxbanna aan ka fulin balanqaadyaddii ay hore ugu samaysay.

Ugu danbayntii, ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA  ayaa  Soomaaliland  ugu baaqay inay ciidamadda ka dul qaado xarumahaas kana noqoto go’aanka sharci darrada ah ee ay dul dhigtay oo ah mid laf-jab ku ah hanaanka Cadaaladeed ee Dalka.

New Updated Cisco 300-206 Exam Materials With High Quality

Compared with the search team and agents, public security and factories and mines is not the same as with Implementing Cisco Edge Network Security Solutions the display It is easy to CCNP Security 300-206 hand. We have been talking so much, from Cisco 300-206 Exam Materials time to time I kiss Cisco 300-206 Exam Materials her, she closed 300-206 Exam Materials her Cisco 300-206 Exam Materials eyes Cisco 300-206 Exam Materials just like a cat. Waiting for me to wake CCNP Security 300-206 Exam Materials up already in the ambulance, I found myself actually not torn apart, mobile arm actually moving legs can move It is two feet heel pain.

If the guest is called, it is to spend the night with Implementing Cisco Edge Network Security Solutions him, at least one night, the guests are willing to give more, of course, your luck. He took a look at it and looked at it for a while, saying Leaves, your 300-206 Exam Materials name is really nice. Why do CCNP Security 300-206 Exam Materials you only arrest me, examine me, and not arrest the principal The guard said You better still be honest, catch who does not catch anyone, listen Cisco 300-206 Exam Materials to you The main offender, the accomplice, you have the final say When your wife and you are married, you did not bring the account, the household registration book did not indicate, you The account has not CCNP Security 300-206 been moved together, but when you are not married, don t pursue it, otherwise Cisco 300-206 Exam Materials your wife s money will have been confiscated. Take out business cards, all of them are general Cisco 300-206 Exam Materials managers or managers of XX Development Co. There was a dripping woman in the wind coming to her in the wind.

I know I can not go past the ranch to open the chase to give them time, which is the basic principles Cisco 300-206 Exam Materials of commando operations not so how can we do If I run away life can only flicker myself in the mountains until a comprehensive exercise through this zone all the subjects end to show up, though still will be picked up but it will be lighter, if captive this is troublesome, It is difficult to look up no way all the East countries do not like prisoners over, even the mountain carving said Sanye I hate being captured by the communists Moreover, we are the communists So I absolutely can not be captured I am a small village is how a hero can be Cisco 300-206 Exam Materials captive Although I was flying at the time, I was thinking in my mind. I shouted again, who knows Chen not only failed to keep up, but the speed down.I was anxious, even howl Chen Pai mention the mention of the speed, but http://www.testkingdump.com it slowed down. I just looked at him.Cat faintly looked at me, rip my chest This is mine.This is nothing to say, we should have Cisco 300-206 Exam Materials my chest should CCNP Security 300-206 have been ripped off.Call the directorial department and the Blue Theater Command, and I m going Implementing Cisco Edge Network Security Solutions out of the exercise, said the cat to a cat chief behind him. But the car was turning I 300-206 Exam Materials was just like how his grandmother turned around But I definitely can not go shout can I I have a task I looked at the car so far away. Dead to die on the way to your trip.The past little village with the extension of memory spread, and live back.