Turkiga oo aqbalay in Sweden iyo Finland ay NATO ku biiraan

WASHINGTON, DC - MARCH 31: U.S. Vice President Joe Biden (L) meets with Turkish President Recep Erdogan on March 31, 2016 in Washington, DC. Erdogan is in Washington to attend the Nuclear Security Summit. (Photo by Win McNamee/Getty Images)

Gaashaanbuurta NATO ayaa daabacday heshiis lagu dardar galinayo xubinimada dalalka Sweden iyo Finland — taasi oo soo afjaraysa toboneeyo sano oo dalalkaasi ay militari ahaan dhexdhaxaad ahaayeen.

Dalka Turkiga ayaa horey uga soo horjeeday qorshahan,isaga oo ku eedayay Sweden iyo Finland inay martigaliyaan dad u dhaqdhaqaaqa Kurdiyiinta oo uu Turkiga u arko aragagixiso.

Balse xalay madaxwaynaha Turkiga , Recep Tayyip Erdogan, ayaa ka tanaasulay diidmadaasi taa badalkeedana waxaa uu Turkiga qaatay dammaana -qaad dhanka amaanka ah .

Xukuumadda Moscow ayaa ballaarinta NATO ku tilmaamtay mid xasilooni daro abuuraysa.