Tilaabooyinkii ka dhanka ahaa Soomaaliya ee ay qaaday Kenya February ilaa May

Dowladda Kenya ayaa qaaday tilaabooyin ka dhan ah dowladda Soomaaliya  Shantii Bilood ee lasoo dhaafay , waxaana jiray heshiisyo ay galeen dowladda Soomaaliya iyo Kenya oo Mas’uuliyiinta Kenya ay ka baxeen.

February 16, 2019 Dowlada Kenya ayaa sheegtay in ay u yeertey safiirkeeda Soomaaliya inuu dalka dib ugu soo laabto, iyadoo safiirka Soomaaliya ee Kenyana fartey inuu dowladiisa wadahadal la soo yeesho.

Kenya ayaa sheegtey in ay ka careysan tahay  sida ay dowlada Soomaaliya u beecgeysey shidaalka dhulbadeedka Kenya ee dhaca xuduuda Soomaaliya

Qoraalkaas ayaa lagu sheegey in xaraashkaas uu ka dhacay magaalda London 7dii February ee sanadkan 2019ka.

March 06, 2019 Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in Soomaaliya iyo Kenya ay heshiis ku gaareen in dib loo soo celiyo xiriirka labada waddan, kadib wada-hadallo ay Nairobi ku yeesheen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Kenya, Uhuru Kenyatta.

Xiriirka labada dal ayaa xumaaday 16-kii February markii Kenya ay soo cayrisay safiirka Soomaaliya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan islamarkaana u yeeratay safiirkeeda Muqdisho, Lucas Tumbo.

Dadaalka lagu soo Afjaray xiisadda labadda dal waxaa kaalin weyn ka qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed oo ay si wadajir ah Magaalada Nairobi u tageen Madaxweyne Farmaajo.

March 19, 2019 Ciidamada Kenya ayaa ka baxay degaanka Buusaar ee hoostago degmada Ceel-Waaq ee gobolka Gedo halkaasoo ay haysteen dhowrkii sano ee lasoo dhaafay, waxaa sidoo kale xilligaasi ay ka baxeen degaano dhowr ah oo ku yaalla gobolka Gedo taas ayaa lagu sheegay in ay tahay Culeys la saarayo dowladda dhexe ee Soomaaliya.

May 10, 2019 Dowladda Kenya ayaa joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi, Kenya ayaa ku sheegtay War kasoo baxay  in dhammaan duulimaadyadii tooska ahaa ee ka iman jiray magaalada Muqdisho ay soo maraan magaalada Wajeer ka hor inta aysan u gudbin Nairobi.

Diyaaradaha ka imanaya Soomaaliya ayaa mar walba mari jiray Wajeer, hase yeeshee heshiis dhex-maray labada madaxweyne ee Soomaaliya iyo Kenya, bishii March ee 2017, ayaa lagu ogolaaday duuliimaadka tooska ah ee Muqdisho iyo Nairobi.

May 21, 2019 Saddex mas’uul oo ka tirsan hay’adaha dowladda Soomaaliya ayaa dowladda Kenya u diiday in ay galaan Magaalada Nairobi ka dib markii loo diiday in Baasaboorka diplomaasiga ah ee ay wateen loogu dhufto Visa dalka ku galka Kenya.

Saddexda Mas’uul ayaa kala ahaa wasiir ku-xigeenka tamarta iyo biyaha Cusmana Libaax Ibraahim , Senetor Sam Sam Daahir iyo Senetor Ilyaas Cali Xasan.

May 29, 2019 Dowladda Kenya ayaa sheegtay inaysan ogolaan doonin inay dalkeeda soo galaan alaabo aan cidina la socon oo la soo saaro duulimaadyada kaga yimaada dhinaca Soomaaliya.

War qoraal ah oo ka soo baxay Kenya ayaa lagu sheegay in shixnadaha noocaasi ah ay Kenya la wareegi doonto, ayna burburin doonto.

Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in dhammaan Go’aamaddaan ay qaaday dowladda Kenya ay yihiin kuwo ay dooneyso in ay dowladda Soomaaliya ay Caddaadis ku saarto si ay uga laabato dacwadda Badda.

 

 

 

 

 

 

100% Success Rate 640-692 Exam Download For Advanced Routing and Switching

In the past, Feng Erzi felt that he could not understand how to be killed, but today, Cisco 640-692 Exam Download Feng Erzi feels that he Supporting Cisco routing and Switching Network Devices Cisco 640-692 Exam Download http://www.passexamcert.com can understand these words that his brother 640-692 Exam Download said. He took a cigarette and Advanced Routing and Switching 640-692 sipped a cigarette circle leisurely Do you know Zhang Haoran Do you know that Zhang Haoran is making money You have something to say, have a fart and let go What are you selling Li anchor Cisco 640-692 Exam Download continued to open fire. Liu Haizhu dreamed of the old Wei head. Zhang Haoran actually stayed in the detention center for two days and came out Liu Haizhu threw the last pack of things into the car and said to Zhou Meng Stay in the car, no matter what happens, don t move.

Supporting Cisco routing and Switching Network Devices Zeng Guofan know one of the interests, so in Zhili, rest in the evening almost no stay, just go forward all the way, the scenery also refused to look. Wen Cisco 640-692 Exam Download ching is an old capitalist who has given himself a step in everything.According to the statistics of the Tseng Kuo fan to report, in the event of omission, silver can not continue, how to explain with the above Temple repair and expansion, the official ground. Two people Cisco 640-692 Exam Download will be the money, Zeng asked the second grade store, we plain night net street, the net Advanced Routing and Switching 640-692 during the day net it Small storefront looked out of the door, before The net is the night to catch the arrest of net Cisco 640-692 Exam Download 640-692 Exam Download shopping, net street is to arrest the afternoon.

The Censor had always been a good news, and the emperor should Cisco 640-692 Exam Download not be too Cisco 640-692 Exam Download concerned. Tseng Kuo fan, who is known as a government official in the capital with a sense of 640-692 Exam Download dignity, dignity Supporting Cisco routing and Switching Network Devices Cisco 640-692 Exam Download and frugality, can not possibly imagine what other officials are like. I still do not Cisco 640-692 Exam Download know the character Where are you busy with business, you do not want to fall Advanced Routing and Switching 640-692 party infamy Tseng Kuo fan smiled, noncommittal, but looked up to the outside said Tell the kitchen, add a pig s skin to eat Cisco 640-692 Exam Download supper, add a peanut to fry the kind, go and sell a pound of old shochu. Zeng Guofan surprised a moment, said Although the teacher is complicated, the body is still good.