Tarsan muxuu ka yiri qorsha dowladda ee maamul u samaynta Hiiraan & Sh/Dhexe?

wareysi uu Idaacadda Risaala siiyey Gudoomiyihii hore ee Gobalka Bnaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayuu uga hadlay arimaha Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe iyo sida dowladdu u maamulayso.

halkan ka dhageyso wareysiga: