Taliska Ciidanka PSF oo ka Jawaabay Eedeeymo loo jeediyay

Taliska Ciidanka Amniga ee PSF ayaa ka falceliyay eedayn loo jeediyay oo oo la xiriirta in ay mas’uul ka yihiin dhacdooyin amni-darro oo ka dhacay Boosaaso islamarkaana is-hor taag ku sameeyeen shaqadii Booliska Puntland.

Taliska Ciidanka PSF oo war-saxaafadeed uu soo saaray ka hadlay idka hor  imaad shalay ka dhacay Magaalada  Boosaaso ee xarumta gobolka Bari  waxna kama jiraan ku tilmaamay eedaynta uga timid Taliyaha Booliska Puntland  isalamarkaan shaaca ka qaaday in aysan wax lug ku lahayn iska hor imaadkaasi

Halkan ka akhriso War-saxaafadeedka PSF ka soo baxay :