Soomaaliya oo 33 sanno kadib dib ula soo laabatay Codkii ay ku laheyd…

Soomaaliya oo muddo dheer xubin ka ahayd ururka shaqaalaha adduunka ayaa waxaa xayiraad ay ka saarneyd codaynta,balse hadda wuxuu dalka awood buuxa u leeyahay inuu tago goobaha wada-hadalka iyo shirarka caalamiga ah ee shaqaalaha adduunka, halkaa oo uu cod ka dhiban karo.

Shirweynaha shaqada adduunka ee ka socda Geneva ayaa isku raacay in Soomaaliya loo ogolaado inay soo ceshato xuquuqdii ay u lahayd inay codayso,taasoo sidoo kalena ay u codeeyeen 191 xubnood,iyadoo arrintan uu si weyn usoo dhaweeyay wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda Soomaaliya, Sadiiq Xirsi Warfaa.

“Arrintaan muddo ayaa laga shaqeynayay, muhiimad weyn ayayna u leedahay dalka inan dib u helno codkii aan ku lahayn ururka shaqaalaha adduunka ee xayiraadda naga saarnaa tan iyo markii dowladdii dhexe ay meesha ka baxday.” ayuu yiri wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Sadiiq Xirsi Warfaa oo magaalada Geneva kaga qeybgalay shir weynaha shaqada adduunka.

Wasiir Sadiiq Wafaa, ayaa muujiyay siyaasadda xukuumadda ee ku dhisan dib u gaajinta shaqaalaha iyo shaqa abuurka inay arrintan gacan-weyn ka geysan doonto, isagoo marka tilmaamay waxa ugu weyn ee uu dhiniciisa dadaalka galiyay inay ahayd sidii sannadkan loogu guuleysan lahaa dib u helidda codkii ay Soomaaliya ku lahayd ururka shaqaalaha adduunka.

“Si la mid ah dalalka xubnaha ka ah ee haddana codka leh ayaan tagi doonaa miiska wada-hadalka halkaa oo aan fursad u heleyno in codkeenna la dhageysanayo… run ahaantii waa guul weyn in 33 sanno ka dib ay arrintan suragal noqotay.” ayuu ku daray wasiir Warfaa.

Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada, Sadiiq Warfaa ayaa dhinaca kala caddeeyay dowladda Soomaaliya sida ay uga go’antahay horumarinta shaqaalaha iyo sidii shaqooyin loogu heli lahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed gaar ahaan dhallinyarada iyo haweenka, isagoo marka tilmaamay inay waxyaabo badan ka dhax-li doonaan xayiraaddii laga qaaday codaynta ee ka saarnayd hay’adda shaqada adduunka ee ILO muddadii 33ka sanno ahayd ee la soo dhaafay.

100% Pass Rate ITIL Real Questions Answers For Exin Certification

But her mother said at the time that it was difficult to say very well. The next day, EXIN ITIL Real Questions Answers all the people will be congratulated. Ming Zhe s biggest dream now is that his Exin Certification ITIL ITIL Real Questions Answers work can be implemented before EXIN ITIL Real Questions Answers his father comes to the United States. Mingcheng was only a little more anxious than her, EXIN ITIL Real Questions Answers and she was relieved to wait for the phone EXIN ITIL Real Questions Answers to come to the door. There will be a dead dog hanging from ITIL V3 Foundation the door of his house Even There will be a http://www.passexamcert.com/ITIL.html dead body at the door of his house.

Shang Yan s EXIN ITIL Real Questions Answers face showed a sneer Is Shang Changsheng letting you do this Now I am coming to ask you Ning Yu s ITIL Real Questions Answers voice is very tough. It was Zhuo Yue who first raised his EXIN ITIL Real Questions Answers hand and stroked ITIL V3 Foundation the wrinkled EXIN ITIL Real Questions Answers cheeks of Zuo Tao to touch the hard and dense moustaches. Changsheng stayed for a while, remembering EXIN ITIL Real Questions Answers that his father had told him that he http://www.examscert.com had Exin Certification ITIL buried valuable things in his corner when he was alive, and when he digs to see the opportunity, this time grandfather decided when he was alive, and Grandpa decided when he was not there.

Second, the UNPF forces war rules and medals are granted well, peacekeeping is not as easy as you think. Small shadow opened his eyes Do not be stinky ah This thing does not occupy children I brought Think of you I ITIL V3 Foundation Hey Hey. Just a little monument.It reads The soul of the Chinese Army Special Forces.The inscription is They are ordinary, ordinary to go ordinary EXIN ITIL Real Questions Answers is their destiny Ordinary is their destination. In the Special Forces, I learned that what is fucking Strict ah In fact, people are the same, very relaxed on their own people can not become a big device, for example, now I. I do not know what to say that squad leader to speak.Do not see ah this soldier is not simple it You more with this girl fellow learn something This is not a female soldier I think when the special forces than you He laughed. I am happy not ITIL Real Questions Answers work, ITIL Real Questions Answers I give you a EXIN ITIL Real Questions Answers small Zhuang these dogs day Exin Certification ITIL to see what is a dog head EXIN ITIL Real Questions Answers brigade Xiaozhuang tell you what is the special war elite 81 shot just two rings just two shots.