Soomaali laga soo celiyay Yemen oo la geeyey Berbera

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ku dhawaad 4,300 oo Somali qaxooti ku ahaa dalka Yemen dib ugu celisay Somali tan iyo 2017-kii.

Barnaamij ay fududeeysay hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR, oo kaashaneysa hey’adaha arrimaha bani aadnimada ka shaqeeya, masuuliyiinta Yemen iyo dowladda Soomaaliya oo dib loogu celinayay qaxootiga ku go’doonsanaa dalka Yemen ayaa dib loogu celiyay qaxooti gaaraya 4300 oo Somali ah tan iyo sanadkii 2017kii.

Waxaa ugu dambeeyay dadkaasi la celiyay sida ay sheegtay UNHCR 125 qof oo isugu jiray duma, rag iyo caruur oo dooni ay ka qaaday Dekedda Cadan ee dalka Yemen galabtii Arbacadii la soo dhaafay.

Doontaas ayaa gaartay dekedda Berbera khamiistii shalay, maalmo ka hor maalinta ciidda.

Dadkaasi laabtay ayaa isugu jiray sida ay sheegtay Qaramada Midoobay Somali ku dhalatay dalka Yemen iyo kuwa waalidkooda ay qaxootinimo halkaasi ku geeyeen, iyagoo raja ka qaba inay kaga nabad galaan colaaddii iyo amni daradii ay Soomaaliya uga carareen.

Yemen oo hadda lagu tilmaamo meesha mushkiladda bani aadnimo ee ugu baaxadda weyn ay ka jirto Dunida oo dhan ayaa dadku ay wajahayeen xaalad halis ku ah noloshooda, taasoo ka sii dartay nolosha dadkii Qaxootiga iyo megangalyo doonka ku ahaa.

Qaxootiga Soomaalida ayaa ka ah 90 boqolkiiba qaxootiga iyo dadka megangalyo doonka ah ee ku nool dalka Yemen oo haatan lagu qiyaaso ilaa iyo 250 kun oo qof.

Dhaqdhaqaaqa qaxootiga ee Somalia iyo Yemen ayaa soo bilowday sanadkii 1980tamaadkii. Waxeyna sii socdeen markii ay dowladdii dhexe burburay ee dagaalka sokeeye la galay.

Iyadoo dad badan ay ka cararayeen rabshadaha guud iyo cabsi shaqsiyadeed ayaa kuwo kale ay ka baxsanayeen abaaro iyo gaajo soo noqnoqday oo dhaxalsiiyay fursado la’aan dhinaca nolosha ah.

Colaadda ka jirta Yemen awgeed qaxooti badan oo Yemen ku nool ayaa xiriiro la sameeynayay UNHCR si ey ugu fududeyso in dalkooda dib loogu celiyo.

Ilaa iyo 33 jeer ayaa lagu qaaday qaxooti Soomaali ah safaro ay qabanqaabisay UNHCR tan iyo 2017kii.

Waxaa kaloo dadkaasi la celintooda gacan ka geysatay hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan socdaalka ee IOM.

Guidance Software GD0-100 Study Guide

Certification Exam For ENCE North America The leaves bought Guidance Software GD0-100 Study Guide a ticket that night and GD0-100 Study Guide flew to Jiangxi s Guidance Software GD0-100 Study Guide hometown to pick Guidance Software Certification GD0-100 up her daughter, daughter. We hope that this 6,000 yuan will allow us to pick up the day when the Hong Kong boss http://www.passexamcert.com/GD0-100.html brought back the funds. When the child realized his own state of grief, he sighed and buried his head in his hand.

Guidance Software GD0-100 Study Guide My sister is not sensible when I am one year old. He also has a time when the director leads Guidance Software Certification GD0-100 himself. I was vetoed by my dad. Certification Exam For ENCE North America My second article is Other GD0-100 Study Guide people s lines Guidance Software GD0-100 Study Guide are written in advance, http://www.examscert.com but my lines are created and created by myself Guidance Software GD0-100 Study Guide However, the truth of history was the performance of Liu Laopo at the time when everything was uncertain.

Zeng Guofan froze stared, said Then have to wait for a while to say it.Wen Ching said Well, say you count the money GD0-100 Study Guide to live, but also sealed a tofu Shi Lang official children to you. Zeng Guofan s chair into the door, Zhou Sheng has already told the Japanese visited a long time, Zeng Guofan see the hospital really more green table sedan chair, hurriedly sedan, Guidance Software GD0-100 Study Guide while pushing the door and said There is a Certification Exam For ENCE North America Long teacher waiting Japanese is hurriedly stood up, while giving ceremony The next official is Guidance Software Certification GD0-100 uninvited, you tofu a meal Guidance Software GD0-100 Study Guide Tseng Kuo fan side of the courtesy and said Honored with honor. Tseng Kuo fan GD0-100 Study Guide a word, just feel awkward to rise.He never imagined that Emperor Xianfeng, who was the emperor, was so fickle the Guidance Software GD0-100 Study Guide encyclical was just enacted the day before, allowing the ministers and ministers to speak widely. Eunuchs come and go tea drinks, Cao Gong gently light Daocheng shoulder.See the emperor s face sick, Tseng Kuo fan against Guidance Software GD0-100 Study Guide the tears, trembling please. Emperor Xianfeng was quipped by Ji Zhichang for a long time before As you say, is Zeng Guofan framed you innocent Ji Zhichang honest to kneel silent, obviously not satisfied.