Madasha Maanshiil oo ay ku mideysan yihiin Siyaasiyiinta mucaaradka Koonfur Galbeed ayaa soo dhaweeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socda Magaalada Muqdisho.
Qoraal ay siwadajir ah u soo saareen ayay ku baaqeen in Shirka madaxda Dowladda federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ay kasoo baxaan go’aano dalka saaraya hubanti la’aanta doorashooyinka dowlad goboleedyada lagana fogaado wagti kororsi an waafagsaneyn dastuurka.
Hoos Ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Siyaasiyiinta mucaaradka Koonfur.




