Dhageyso: Sidee madaxda dalka loogu ciqaabayaa haddii ay sameeyaan musuq maasuq ? [WARBIXIN]

Muqdisho-RisaalaFM- Soomaaliya waxaa lagu tiriyaa inay ugu horeyso dalalka musuq maasuqa ugu badan uu ka jiro.

Halkan ka dhageyso warbixin uu ka diyaariyey wariye Maxamed Ciise.