Qabanqaabadii ugu dambeysay ee furitaanka Shirka dib u heshiisiinta beelaha Galmudug ayaa hadda ka socota Hoolka loogu tala galay in uu ka dhacdo Shirka.
Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa lagu waddaa in uu furo Shirka Caawa, waxaana halkaasi ku sugan inta badan xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee laga doorto degaanada Galmudug.
Shirkaan ayaa dhowr jeer dib u dhac ku yimid laakiin ugu dambeyn Kheyre ayaa sheegay in uu Caawa furmi doono Shirka oo socon doona Muddo Saddex maalmood ah.
Wixii kusoo kordha kala soco Risaala.net


