Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay shaxda ay garoonka kusoo galayaan kooxaha Fulham vs Chelsea kulan ka tirsan EPL.
Labadan naadi mid walbo guusha wey u baahan tahay haddaba shaxda ay adeegsanayaan kulankan fadlan hoos ka eeg:
Fulham XI: Rico; Odoi, Nordtveit, Ream, Bryan; Chambers, McDonald, Cairney (C); Babel, Sessegnon, Mitrovic.
Keedka: Fabri, Le Marchand, Christie, Seri, Anguissa, Ayite, Vietto.
Chelsea XI: Arrizabalaga; Azpilicueta (C), Rudiger, Christensen, Emerson; Kante, Jorginho, Barkley; Hazard, Willian, Higuain.
Keedka: Caballero, Luiz, Kovacic, Loftus-Cheek, Hudson-Odoi, Pedro, Giroud.



