Bayern Munich ayaa iyadoo lugtii hore 1-0 kusoo badisay booqatay dalka Portugal, si ay ula soo dheesho Benfica.
Bayern: Neuer, Lahm, Kimmich, Martinez, Alaba, Alonso, Vidal, Thiago, Costa, Ribery, Muller.
Baddelka: Ulreich, Lewandowski, Rafinha, Bernat, Götze, Rode, Coman.


