Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku wargelisay shaqaalaha dowladda iyo kuwa Rayidka ah in ay fasax ka yihiin shaqada maalinta Sabtida ah oo ah curashada sannadka cusub ee islaamka 01/01/1441 Hinjira,kuna beegan 31/08/2019.




