Dhageyo: Shacabka Garowe sidey u arkaan Golaha Xukuumadd Cusub?

Qaar kamid ah shacabka kudhaqan magaalda garoowe ee caasimada maamulka puntland oo warbaahinta lahadlay ayaa waxa ay ka hadleen dareen kooda ku aadan gollaha wasiirada maamulkaasi uu soo magacaabay madaxweyne Deni.

shacabka ayaa siyaabo kala duwan ugu hadlay magacaabiska golaha wasiirada uu sameyey madaxweynaha maamulkaasi puntland iyagoona qaar kood ay kasoo horjeesteen magacaabista madaxweyne danni halka kuwa kalana ay ku taageereen.