Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho lagu dhaariyyay Wasiirada cusub ee Khamiistii Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre uu soo magacaabay.
Wasiiradda la dhaariyay ayaa waxa ay kala ahaayeen Wasiirka arrimaha dibada Somaliya Axmed Cawad, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo sidoo kale Wasiirka Ganacsiga.
Munaasabadda Dhaarinta ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Sida Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.