SAWIRO: Soomaaliya oo ka qeyb galaysa Shirka Hay’addaha Socdaalka

Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgaley shirka Hay’adaha Socdaalka ee wadamada dhaca geeska Africa oo ka socda Magaalada Nairobi ee dalka kenya.