Reysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maalmahaan ku sugan Magalada Dhuusamareb kulan kula yeeshay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo Madaxa Xukumadda Maamulka Galmudug.
Mas’uuliyiintaan ayaa ka wada Arrimaha dib uhishiisiinta Beelaha daga Galmudug iyo Hirshabeelle oo dhowaan dagal uu ku dhex maray deegaano hoostaga degmada matabaan ee Gobolka Hiiraan.
Intaasi kadib Wasiir Dowlada Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Faarax Wehliye iyo Madaxa Xukumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa waxaa ay Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb kasoo sagootiyeen Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare.