Ku dhawaad 10 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ,in ka badan 20 qofna dhaawac ayaa kasoo gaaray Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa oo ka dhacay Isgoyska Kaawo Godey ee Muqdisho.
Dadka dhintay ayaa u badan Shacab , waxaana sidoo kale Qaraxa ka dhashay burbur xooggan.




