Garoonka Diyaaraddaha ee Magaalada Muqdisho waxa ka socda u diyaar garowga soo dhaweynta madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerkii oo lagu waddaa in uu soo dego Saacaddaha soo socda.
Waa markiisii ugu horeysay booqanaya Soomaaliya tan iyo markii dalkiisu xornimada ka qaatay dalka Itoobiya.
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in Muqdisho ay kaga bilaabatay Booqasho, islamarkaana ay tahay mid taariikhi ah Booqasho Afwerkii ee Muqdisho.




