SAWIRO:-Mas’uuliyiin kormeer ku tagtay furumaha dagaalka ee Bariire

Gudodomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali  Najax iyo mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay kormeer ku tageen deegaanka Bariire ee Gobolkaasi Shabeellaha Hoose,halkaas oo dhawaan ay la wareegeen Ciidamo ka tirsan kuwa Kumaandoosta Soomaaliya.

Kormeerka gudodomiyaha ayaa waxaa ku wehlinayay wasiirka Amniga Maamulka Koonfur Galbeed, qaar ka mid ah Maamulka gobolka iyo Xildhibaan Nuur Siidow oo ka tirsan xildhibaanada baarlamaanka federalka ee Soomaaliya.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa kulan la qaatay saraakiisha ciidamada eek u sugan deegaanka Bariira,iyaga oo warbixin ka siiyay xaalada Bariire,waxaana uu uga mahad celiyay sida ay u xaqiijiyeen amniga deegaankaas.

Waxaan u mahadcelinayaa Taliye captain Abdi Ali Raage iyo ciidamadiisa sida ay ugu adkaadeen cadowga alshabaab ayagoo xaqiijiyay Amniga deegaanka Bariire ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose.

Deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa xilligaan gacanta ku haya Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee DANAB, kuwaas oo dhowr bilood ka hor kala wareegay Ururka Al-Shabaab.

Provides Best 200-125 Free Dowload For CCNA

200-125 Free Dowload But how hardy woman let me run into, is it God s great trust in me entrusted to me the test of my, which may be the guide and the Cisco 200-125 Free Dowload arrangements by the Master by the peach. Cisco 200-125 Free Dowload Cisco 200-125 Free Dowload With her mouth, a pair of looks, CCNA 200-125 a pile of tickets, the basic CCNA Cisco Certified Network Associate CCNA (v3.0) balance of http://www.passexamcert.com/200-125.html things, all parties will be the green light, the opening of the Spring Festival everything is ready. Small north to go on.After the Spring Festival this year, there is a boat owner with a bunch of boat kidnappers, to the store to eat dumplings.

At noon Cisco 200-125 Free Dowload is the bowl that the aunt Aunt gave him, and the size is just right. The reason for all this in the past was Cisco 200-125 Free Dowload 200-125 Free Dowload that CCNA 200-125 Free Dowload we thought that our relationship with the world CCNA 200-125 or God was not handled well. Niu Wenhai was sick Cisco 200-125 Free Dowload in the CCNA Cisco Certified Network Associate CCNA (v3.0) fall of 1969.

Lu Yue stepped forward I CCNA 200-125 Cisco 200-125 Free Dowload am looking for you for 200-125 Free Dowload my Cisco 200-125 Free Dowload nephew. CCNA Cisco Certified Network Associate CCNA (v3.0) Xu Nongqin always refused to show up, and the food was left by the little aunt. Lu is embarrassed This can be Cisco 200-125 Free Dowload said to be inaccurate. It was something happening between Tianchi and himself.