Sarkaal Ciidan oo isku daldalay Magalada Muqdisho

Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Xerada Ciidamada ee Xaafada Sheelare oo ka tirsan degmada Xamar Jajab ee Gobolkan Banaadir uu isku daldalay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Ilo xog-ogaal ah ayaa waxaa ay sheegeen in Sarkaalkaas oo lagu Magacaabi jiray Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed uu xarig qoorta surtay,sidaasina uu isku daladalay,isaga oo xiran Darajada Gaashaanle dhexe,isla markaana goobtii uu isku daldalay uu ku geeriyooday.

Dadweynaha ku nool Xaafada Sheelare ee degmada Xamar Jajab ayaa isugu soo baxay Goobta uu isku daldalay,iyaga oo aad uga naxay is daldalaada Sarkaalka oo ay aad u yaqaaneyn.

Weli lama cadeyn waxa ku kalifay in sarkaalkaas uu is daldalo,hayeeshee waxaa la sheegay in maalmihii la soo dhaafay ay heysteen duruufooyin kala duwan taas oo ku qasabtay in uu is daldalo.

Dhacdooyinka la xiriira is daldalaada ah ayaa mararka qaar waxaa ay ka dhacaan gobolada dalka Soomaaliya,wana kuwa dhif iyo naadir ah,hayeeshee taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed kama hadlin is daldalaada uu sameeyay Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.

Microsoft 98-367 PDF Dumps

During this Microsoft IT Infrastructure 98-367 PDF Dumps time, she must carefully do the things of the silk weaving Microsoft 98-367 PDF Dumps factory, leaving no omissions, so as not to MTA Security Fundamentals Practice Test burden the prosperity. Microsoft IT Infrastructure 98-367 Chengda eyes his wife, hehehe screamed louder, and his body tried 98-367 PDF Dumps to wiggle. It was not until Microsoft 98-367 PDF Dumps a dozen young Microsoft 98-367 PDF Dumps men came to his booth to cheer, that he understood that these young people were looking for Shangri La satin. My son went to Grandpa I got a creamy ice cream today. There are many Microsoft 98-367 PDF Dumps glass windows around the house, and the windows are filled with red velvet curtains.

I hope that the Wu family will help the daughter, or learn. No one 98-367 PDF Dumps in the world s feelings is not riddled Microsoft 98-367 PDF Dumps with holes. When she heard Lu Yue s decision, she just looked Microsoft 98-367 PDF Dumps at him quietly and asked softly Lu Microsoft 98-367 PDF Dumps Yue, have you decided Lu Yue nodded and his heart Microsoft IT Infrastructure 98-367 was as heavy as lead. Lu Yue said in front of an old friend, I am a man, MTA Security Fundamentals Practice Test can t stand it. 98-367 PDF Dumps The more he hugged and tightened, the more he hugged and tightened.

I really Microsoft 98-367 PDF Dumps can t do it. If Liu Haizhu hits Microsoft 98-367 PDF Dumps the door again, 98-367 PDF Dumps what should I do Are you afraid of him doing it Besides, he is 98-367 PDF Dumps still not finished Microsoft IT Infrastructure 98-367 This is how it happened in a while. Come MTA Security Fundamentals Practice Test to me and tell me about you. This is the third wonder in this case. Wu Ge let me Sent. Two He lost four fingers. What if the national policy Microsoft 98-367 PDF Dumps does Microsoft 98-367 PDF Dumps not allow this in the future Impossible, so many unemployed youth, the country must give way. Liu Haizhu was playing with his own life and mud.