Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya oo gaartay Garowe

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni AYAA galabta qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wefti balaadhan oo ay hogaaminaysey safiirka dalka Jarmalka ee Soomaaliya Ambassador Annett Günther.

Kulanka ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga Ah Cabdiqafaar Cilmi Xaange, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Fadaraalka iyo Dimuquraadiyaynta Maxamed Cabdiraxmaan Dhabanacad, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Jaamac Faarax Xasan iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland Maxamed Cabdiladiif Yuusuf.

Madaxweynaha Puntland ayaa ugu horayn Puntland kusoo dhoweeyey safiirka dalka Jarmalka ee Soomaaliya Ambassador Annett Günther iyo weftiga balaadhan ee ay hogaaminaysey, waxaana uu Madaxweynuhu tilmaamay in safarka safiiraddu yahay socdaalkeedii ugu horeeyey ee ay ku tagto meel ka baxsan Muqdisho.

“Waxaa maanta sharaf weyn noo ahayd in safiiradda dalka Jarmalka, ku-xigeenkeeda iyo waftiga balaadhan oo wehelinayey yimaadaan Garoowe, waxaan aad ugu faraxsanahay Safiirada oo markii ugu horeysey meel ka baxsan Muqdisho safar ay ku timaado noqotay Garoowe, waxay muujinaysaa in xiriir ka Soomaaliya iyo Jarmalka, gaar ahaan Puntland uu sii xoogaysanayo,”

“Waxaan uga mahadcelinaynaa waxyaabihii hore ee ay soo qabteen dalka Jarmalka oo Soomaaliya taariikh weyn ku leh, mudooyinkii ay Soomaaliya xuriyadda qaadatay ilaa hada dhinacyo badan ay iska soo garab istaageen hadana ay rabaan in ay waxbadan qabtaan” Ayuu yiri Madaxweynaha Puntland.

 

Sale 300-070 Braindumps For CCNP Collaboration

CCNP Collaboration 300-070 But CCNP Collaboration 300-070 Braindumps when he sat down Implementing Cisco IP Telephony & Video, Part 1(CIPTV1) in the seat and began to taxi, he heard another sigh, which was clearly sighed by his grandmother. Cisco 300-070 Braindumps The head of the Red Guard, who was angered by this incompetent result, first screamed at Shangda Zhi 300-070 Braindumps You can t lie to us His subordinates cried Put Shangda Zhi, Cisco 300-070 Braindumps Shang Lishi, Shang Changsheng Dazhi has not figured out the meaning of the word pull out. How much better to enjoy at home, why not This thing I You decide, and not only do not break the law, let Cisco 300-070 Braindumps him do it. It Cisco 300-070 Braindumps is. The crystal can go, and the crystals are not sounding, and the wine bowl is over.

She always likes to Cisco 300-070 Braindumps deceive herself. For this reason, they were a little angry. Ding Xiaofei s fingers stroked his tears, stroked his eyes, nose, and then stayed on his cold lips. I finished a bowl of noodles in a restaurant, a newspaper on the table, and a report about you. I love you I love you The younger brother hugged 300-070 Braindumps her, as if CCNP Collaboration 300-070 Cisco 300-070 Braindumps to re embed a lost rib into the body, his gasping shouts sounded again and again in the green ear, how many times he said to her I love you Too extravagant, Ye Green could not stand by this squandering, they fell on the bed. I thought about it. Cisco 300-070 Braindumps The Implementing Cisco IP Telephony & Video, Part 1(CIPTV1) 300-070 Braindumps police gave me a transcript and left.

Like a woman picking cotton, Cisco 300-070 Braindumps it quickly Implementing Cisco IP Telephony & Video, Part 1(CIPTV1) flies. Damn, I really blinked, I didn t even see the face of this woman This must be a trap designed by Shang Changsheng, and your CCNP Collaboration 300-070 idiot has Cisco 300-070 Braindumps actually gotten into it At that moment, he regretted that he Cisco 300-070 Braindumps really wanted to slap his own face. The velvet is 300-070 Braindumps also a person who does not want Cisco 300-070 Braindumps to cover up. She had prepared all the explanations and arguments, but she did not expect to encounter such silence.