RW Rooble oo cadaadis kala kulmaya Beesha Caalamka & mucaaradka

Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Xuluumadda xilgaarsiinta ayaa Maalmihii la soo dhaafay waxaa uu cadaadis xoogan kala kulmayay Wakiilada Beesha Caalamka iyo Midowga Musharixiinta, kaas oo ku saabsan dedejinta doorashooyinka.

Dhawaan  Warsaxaafadeed ay soo saareen Midowga Musharixiinta ayaa waxaa ay ku eedeeyeen dib u dhaca ku yimid doorashada Soomaaliua inay mas’uul ka yihiin Golaha wadatashiga Qaran oo uu horkacayo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Halkan ka Daawo Warbixin iyo Wariye Dabaashe