Riyad Mahrez oo doonaya inuu isaga tago Leiceste

Mahrez ayaa iska diiday codsi ah in suuqa kala iibsiga laga iibiyo kooxda Manchester city oo £50m kusoo dalbatay maadama xiddigan uu ku fadhiyo qiimo ahaan £80m oo gani.

Balse wali waxaa u doonaya inuu kooxda ka dhaqaaqo sida ay fahansantahay majaladaa Express waxaaa ay aaminsantahay in Arsenal uu ku biiri karo xiddigan.

Mahrez gurigiisa waxaa uu ku yaala caasimadda wuxuuna doonaya inuu iska diido inuu door bido gobolka Manchester inuu soo dago.

Xiddiga reer Algeria ayaa ku dhawaa bishii January inuu ka tagi laha kooxda sidoo kale city ayaa xiiso ba’an u qabtay maalinta ugu dambeysay ee suuqa kala iibsiga.

Balse wali waxaan sugeynaa in xiddigan u dhaqaqo London, waxaana ay kala kumi karaan loolan adag, sidoo kale Tottenham iyo Chelsea ayaa wajiyo kala duwan la imaan kara oo ay xiddigan ku wajihi karaan.