MadaxweynahaSomaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaanka xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI, ayaa heshiis rasmi ah ka gaaray dooddii ay axsaabta mucaaridka ahi ka qabeen guddida cusub ee doorashooyinka iyo qabsoomidda doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka.
Labada dhinac ayaa waxaa ay soo saaeren heshiiska ay ka gaareen khilaafkii taagnaa ee la xiriira dhinaca doorashooyinka,kaas oo ka kooban Saddex Bg.
Hoos Ka Akhriso Heshiiska Madaxtooyada Somaliland & Xisbiyada