Qeybtii labaad ee Su’aallo weydiinta Musharaxiinta oo bilaabatay

Dooda Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa hadda waxaa Bilaabatay qeybtii labaad , waxaana hadda Fadhiya goobta Su’aallo weydiinta Musharaxiinta ay ka mid yihiin.

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, Cabdulaahi Ciilmooge Xirsi, Maxamed Cali Nuur Ameeriko ‘ Maxamuud Maxamuud Culusow iyo Xaaji Maxamed Yaasiin

Musharaxiinta ayaa la waydiinaya Su’aalo la xariira waxqabadkooda.

Doodaan ayaa laga daawanaya Muuqaal baahiyaasha Soomaalida.