Qeybta 6-aad, wareysiga Xoghaya SJS Cabdalla Muumin

Qeybta 6-aad, wareysiga Xoghaya ururka SJS Cabdalla Axmed Muumin.

*Qisooyinka murugada leh ee XABSIGA DHEXE*

– Rag iyo dumar la kufsaday
– Baarayaal xiran oo ka sheekeeyay sida Xeer Ilaalinta iyo Garsoorayaasha ugula heshiiyaan kiisaska iyo qiimaha lacageed ee lagu kala qaato
– Muwaadiniin 2 sano ka badan xiran oo aan maxkamad la gayn
– Xabsiyada Qarsoodiga ee NISA