Qarax Labaad ayaa ka dhacay Isgoyska Jubba gaar ahaan Wasaaradda Shaqadda iyo Shaqaallaha, waxaana la sheegay in Qaraxaan uu ka dhacay meel aan siddaasi uga fogeyn goobtii horay Qaraxu uga dhacay.
Rasaas xoog leh ayaa socoto, waxaana wali la xaqiijin karin in ciidanka dowladda ay ridayaan iyo in ay jiraan Koox hubeysan oo Qaraxyadda ka dib weerartay Xarunta Wasaaradda Shaqadda iyo Shaqaallaha.
Wixii kusoo kordha kala soco Risaala.net



