Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa khasaaraha ka dhashay qaraxii galabta ka dhacay magaalada Boosaaso.
Inta la xaqiijiyay saddex ruux ayaa ku geeriyooday qaraxaas waxaana ku dhaawacmay 7 ruux .
Wararku waxay sheegayaan in qaraxa lala beegsaday meherad merfish lagu qayilo leh oo ku taalla bartamaha Boosaaso.
Kooxda Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxaas.



