Qoraal kasoo baxay Madaxtooyda Puntland ayaa waxaa looga hambalyeeyay Madaxweynaha dib loo doortay ee Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, iyada oo baaq loogu diray Madaxda Dowladad Federaalka iyo Maamulka Jubbaland.
Qoraalka ayaa lagu sheegay inay muhiim tahay in Madaxweynaha Jubbaland oo xaliyo khilaafka Cusub ee ka dhex-jira Gudaha Jubbaland si looga baaqsado dhibaatooyin dhaca,waxaana sidoo kale Madaxda Dowladda Federaalka & Jubbaland loogu baaqay inay xaliyaan khilaafka ka dhashay doorashada Jubbaland.
Hoos Ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Madaxtooyada Jubbaland.




