Wasiirkii hore ee Warfaafinta oo u hambalyey Axmed Madoobe

Wasiirkii hore ee Soomaaliya Daahir Maaxamuud Geele ayaa hambalyo u diray madaxweynaha dib loo doortay Jubaland ee Axmed Maxamed Islaam, Daahir Geele oo bartoisa Twitter qoraal soo dhigay ayaa sheegay inuu u hambalyeynaayo madaxweynaha cusub kuna dardaarmay inuu midnimo iyo horumar ka shaqeeyo.