Puntland oo qaadacday guddiga wada-hadallada Somaliland iyo DFS

Maamulka Puntland ayaa qaadacday guddiga wada-hadallada Somaliland iyo dowladda Soomaaliya  ee uu dhawaan Magacaabay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.