Maamulka Puntland ayaa ku hanjabay in ay joojinayaan doorashada Aqalka Hoose hadii xubno dheeri ah oo aysan ku heshiin Madasha Wadatashiga Qaran la siiyo maamulka Somaliland.
Radio Risaala broadcast online 24 hours a day, seven days a week. Radio Risaala brings you the friendly voices of the community. As a community station, We also have religious programs, sport, local news and interviews etc.


