Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Puntland oo ku hanjabtay in ay joojinayso Doorashada Aqalka Hoose

Maamulka Puntland ayaa ku hanjabay in ay joojinayaan doorashada Aqalka Hoose hadii xubno dheeri ah oo aysan ku heshiin Madasha Wadatashiga Qaran la siiyo maamulka Somaliland.20161126_231634

Exit mobile version