Premier League:Safafka Rasmiga Ee Kulanka West Ham United vs Chelsea

Chelsea ayaa doonaysa in ay u jawaabto Liverpool oo shalay galab Anfeild ki xasuuqday Southampton si ay ugu soo laabato booskeeda hogaanka.

Blues ayaa laga doonayaa in ay ku adkaato seddex gool iyo wixii kabadan shabaqeedana ay difaacato si ay hogaanka kali ugu noqoto.

Hadaba waa kan shaxda rasmiga ee labada kooxood iyo xidigahooda kaydka.

West Ham United XI: Fabianski, Balbuena, Zabaleta, Diop, Masuaku, Rice, Obiang, Noble, Yarmolenko, Anderson, Antonio.

KAYDKA: Adrian, Cresswell, Snodgrass, Sanchez, Ogbonna, Fredericks, Perez.

Chelsea XI: Arrizabalaga, Rudiger, Alonso, Luiz, Azpilicueta, Jorginho, Kante, Kovacic, Willian, Hazard, Giroud.

KAYDKA: Caballero, Fabregas, Barkley, Moses, Zappacosta, Cahill, Morata.