Nin Nanaddoon ahaa oo Tooreey lagu dilay Magaalada Beledweyne

Faah Faahino Dheeraad ah ayaa kasoo Baxayo Dil Maanta Magaalada Baladweyne loogu Geeystay allaha u Naxariistee Nabad-doon Hassan yare Dhegnaas

Salaadii jimco kadib isaga oo kasoo Baxayo masjid ku yaallo Xaafada kooshin ee Magaalada Baladweyne waxaa Dilay Nabadoonka Nin ay qaraabo dhow yihiin sida ay xaqiijiyeen ehelada Marxuumka

Dilka ayaana waxa uu u adeegsaday tooreey, eheladiisa oo aan la Xiriirnay qaarkood wexeey ka gaabsadeen ineey ka hadlaan arintaan.