Laacibka Brazil iyo kooxdda Barcelona Neymar Jr ayaa aduunka usoo bandhigay inuu lee yahay xirfad ka baxsan kubadda cagta taas oo ah inuu noqon karo fanaan.
Ninkaan oo dhowaan kusoo guuleystay biladii Dahabka aheyd ee ciyaarihii olombikadda ee Rio De Jinero ayaa soo qaaday hees cusub.
Heestaan la yiraahdaa Yo Necesito oo la micno ah “waxaan u baahanaha” waxaana uu Facebook kusoo qoray “waa cutub kale oo ka mid ah nolasheyda “


