kulamo ka tirsan Horyaalada kala gadisan ee caalamka ayaa galabta la cayaaray.
kulanka sida tooska ah aan idinla socodsiinaynay ayaa waxaa uu dhexmaray kooxaha kubada cagta Arsenal iyo Leaicester City
waxaana galbta guul soo daahday gaartay kooxda Arsena iyadoona kusii dhowaataysafka hore ee Horyaalka.
Arsenal 2 – 1 Leaicester City
AC Milan 2 – 1 Geno
Real Sociedad 3 – 0 Granada


