Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cadullaahi Deni ayaa markii uu horreeysay ka hadlay diyaaradii dhawaan laga soo celiyay garoonka Magaalada Boosaaso iyo dagaalkii ka dhashay.
Saciid deni waxaa uu sheegay in Mas’uuliyiinta Maamulka aysan ka warqabin diyaaradda gargaarka siday ee tagtay magaalada Boosaaso, isaga oo sidoo kale sheegay in dhacdadaas ay khilaaf ka dhex abuurtay hay’adaha maamulka Puntland.
Halkan ka daawo hadalka Madaxweynaha Puntland.



