Mu’asasada Hilaal oo soo bandhigtay wax qabkeeda 2016/2017

Mu’assasada Hilaal ayaa 18 bishaan waxay qabatay xafladda Sanad guurada 2aad waxaana lagu soo bandhigay , wax qabadka Hilaal ee sanadki 2016/2017 iyo qorshaha sanadka 2017/2018.

http://hilaalfoundation.org/?p=558