Midowga Musharaxiinta soo dhaweeyay go’aankii uu ku dhawaaqay Ra’iisulwasaare Rooble

Midowga Musharaxiinta ayaa ku boggaadiyay Ra’iisul Wasaare Rooble dadaalka uu dib ugu soo celinayo xiriirkii istiraatiijiga ahaa ee sanadihii u dambeeyay la xumeeyay ee Soomaaliya kala dhaxeeyay Imaaraadka Carabta.
No photo description available.