Maxamed Salaax oo loo aqoonsaday inuu kamid yahay boqolka qof ee ugu saamaynta badan caalamka

Weeraryahanka kooxda Liverpool, Maxamed Salaax, ayaa sheegay in ragga ay “dhaqanka wadaagaan iyo kuwa Bariga Dhexe” looga baahan yahay inay si xushmad dheeraad ah leh ula dhaqmaan dumarka, xilli uu laacibkan ka mid noqday boqolka qof ee ugu saamaynta badan caalamka ee ay soo xulatay jariirada Time.

Laacibkan 26 jirka ah ee Masar u dhashay, ahna nin si wanaagsan ugu dhaqma diinta Islaamka, ayaa kamid ahaa lixda qof ee sawirradooda lagu daabacay bogga hore ee jariiraddaasi Maraykanka ka soo baxda, waxaana waraysigii lala yeeshay uu uga hadlay xuquuqda dumarka.

“Waxaan u baahannahay inaan wax ka bedelno dhaqankeena ku aaddan haweenka,” ayuu u sheegay jariirada Time.

“Waa inaan sidaa samaynaa, oo ma aha wax khiyaari ah.”

Waxa uu intaa ku daray: “Waxaan u taageeraa dumarka si ka badan sidii aan horay ugu taageeri jiray, waayo waxaan dareensanahay inay u mudan yihiin wax ka badan waxa hadda la siiyo.”

Waxaa Salaax liiskaasi ku wehliya dad caan ah oo ay ka mid yihiin madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ra’iisal wasaaraha Pakistan Imran Khan, asaasaha Facebook Mark Zuckerberg, xaaska madaxweynihii hore ee Maraykanka Michelle Obama iyo fanaaniinta kala ah Ariana Grande iyo Lady Gaga.

Dadka ku soo baxay liiskan ayaa loo kala qeybiyay shakhiyaad horseed ah, fanaaniin, hogaamiyayaal, kuwo caanbaxay iyo shakhsiyaad aad muhiim u ah oo ka mid yahay Maxamed Salaax.

John Oliver oo ah majaajileyste u dhashay Ingiriiska daadihiyana barnaamijka Last Week Tonight isla markaana taageero weyn u ah kooxda Liverpool ayaa maqaal kooban oo uu uga hadlayo Salaax u qoray jariirada.

“Mo Salaax waxaa bani’aadan ka wanaagsan laacibka uu yahay,” ayuu qoray Oliver oo intaa ku daray, “waxaana uu kamid yahay laacibiinta ugu wanaagsan caalamka.”

“Mo waa qof muhiim u ah Masaarida, dadka Liverpool iyo Muslimiinta dunida oo dhan, sidaa oo ay tahayna waa nin aan isla-weyni ku jirin, dadka ka fekera oo qosol badan.”

Download Cisco 100-105 Certification Exam Is Your Best Choice

One of the cousins of Xiao Qin is one of them.This brother and father came with her to the city, Cisco 100-105 Certification Exam said to meet his uncle, knowing that 100-105 Certification Exam they are only a matter of course, she is trying to examine the true colors of her urban life, she would like to push happily Bring them here and think it is a rare opportunity to dispel their suspicions and unlock their knot, just taciturn. Old Yuezhao said, you do not read, no other words can be said, according to my opinion. Turn back immediately, trot toward the small north room.This is by no means intended to drop packets, but he, the bad boy is not willing to say that I help you to get it, ghostly heart but then like shadow followed closely like a loyal bodyguard. People are the media is married to live in heat and worship of the world thanks to worship, yet shame uneasy and their sneaky sneaking, name is not correct, unspeakable, when the mistress on the ground, underground mistress. Your thing, http://www.passexamcert.com/100-105.html put away, air dried Interconnecting Cisco Networking Devices Part 1 (ICND1 v3.0) package, hanging in the roof beams Zhen house.She took a sip of hair, wiped her face and entered the corridor to Cisco 100-105 Certification Exam ICND1 100-105 bring the door so as not to reveal the total remaining spring light.

Fortunately, the green leaves had been turned a blind eye, and the upcoming little boy attracted all her Cisco 100-105 Certification Exam attention. Then the children are Interconnecting Cisco Networking Devices Part 1 (ICND1 v3.0) gone. We really became Cisco 100-105 Certification Exam an empty nest old man. The diaper is filled up and down on the Cisco 100-105 Certification Exam doorstep, as if it were a piece of leaves. The red wine in the two goblets swayed and she picked it up. Cisco 100-105 Certification Exam I quietly wiped the sweaty palm of 100-105 Certification Exam my hand 100-105 Certification Exam on the clothes. If she has a stomach, ICND1 100-105 she needs to talk to someone.

Cisco 100-105 Certification Exam When she went ICND1 100-105 out at night, Jiang went to the mother s bedroom. You have Cisco 100-105 Certification Exam to answer, you said it. At the moment when the door Interconnecting Cisco Networking Devices Part 1 (ICND1 v3.0) closed, Ye Green finally remembered Cisco 100-105 Certification Exam that the familiar scene once Cisco 100-105 Certification Exam appeared ten years ago, about that glass of water, that smile. Suddenly the phone rang, and the drowning man caught 100-105 Certification Exam a Cisco 100-105 Certification Exam straw and hurriedly closed his mouth and picked up the receiver.