Magacyada xubnaha Maanta ku tartami doona doorashada Aqalka Hoose ee Somaliland

Doorashada Aqalka Hoose ee gobolada Waqooyi ayaa Maanta dib uga bilaabanaysa Magaalada Muqdisho waxaana la dooran doonaa xubno cusub oo gobolada Waqooyi kasoo galaya Baarlamaanka Soomaaliya.

Waa liiska musharixiinta Maanta  ku tartami doonta kuraasta beelaha Somaliland ee Golaha Shacabka c0ebedsxuaajmjl-1